Liban Notary

Xafiiska Notaayada Liban

meel kasta iyo xili kasta

KU SAABSAN NOTAAYO LIBAAN

Liban Public Notary, waa xafiis nootaayo dadweyne kaas oo u taagan qaabilaadda qoraalada dadka nool iyo rabitaankooda ugu danbeeya, xafiiska Liban Public Notary waxa uu ku yaallaa KM5-Soobe, Muqdisho-Soomaaliya, nootaayadu waxa ay bixisaa adeeg nootaayo oo dhameystiran sida kala wareejinta hantida, qorista caddeymaha..

MAXAY NOTAAYO LIBAN LA GAAR TAHAY?

Khidmadda

Khidmadda adeegyada nootaayada oo ah mid raali gelineysa macmiilka una dhiganta shaqada loo qabtay.

Degdegsiimo

U adeegidda macaamiisha sida ugu dhaqsiyaha badan ee suurta galka ah

Shaqaalaha

Waxa aan leenahay shaqaale xirfad sare u leh shaqada nootaayada awoodna u leh qabashada howl kasta oo nootaayo la xiriirta.

Xogta

Dhowrista xogta macaamiisha nootaayada oo ah tan ugu muhiimsan uguna sarreeysa tayo siinta nootaayo dadweyne.

Nootaayadu waxa ay bixisaa adeeg nootaayo oo dhameystiran.